Wasiirka Awqaafta Maamul Goboleedka Jubbaland oo Dhaawacmay.
Waxaa tafaasiil dheeraad ah oo laga helaya khasaaraha ka dhashay weeraradii cuslaa ee saaka Xarakada Alshabaab ay ku qaaday saldhiyada ciidamada DF ka iyo...
WAA KUWEE SALDHIGYADA SAAKA WEERARKA CULUS LA KULMAY?
Saaka oo ah subaxnimo Isniin ah, waxa uu ku waabiraystay gobolka Jubbada Hoose, dagaal aad u culus oo bilowday Salaad subaxii ka hor waxa...
Al-Shabaab oo Sheegay in 71 Askari Ay Ka Dileen Jubbaland. (Warsaxaafadeed)
Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa goor sii horreysay baahiyay Warsaxaafadeed ay uga hadlayaan dagaallo culus oo ay saaka aroortii ku qaadeen degaanada xerto ay ciidanka Jubbaland...
DEG DEG: Ciidamada Al Shabaab oo Weeraray Deegaanada Buula Xaaji,Harboole iyo Miidow.
Dagaalyahanno hubaysan oo katirsan Alshabaab ayaa saaka aroortii hore weeraro culus kula qaaday dhowr saldhig oo ciidamada maamul goboleedka Jubbaland ay ku lahaayeen gobolka...
Soomaalida Aan Sharciga Heysan Ee Joogta Mareykanka oo Loo Kordhiyay Mudada Sii Joogitaanka.
Wararka ka imaanaya dalka Mareykanka ayaa sheegaya in 18 bilood loo kordhiyay Soomaalida sharci la’aanta ku jooga dalkaas, laga bilaabo Sebtember 18, 2024, ilaa...
ATMIS oo Qiratay Xasuuqii Buulomareer.
Taliska ciidamada shisheeye ee ATMIS ayaa qoraal uu soo saaray ku qirtay in ciidankoodu ka dambeeyeen gumaadkii naxariis darrada ahaa ee lagula kacay sadax...
Senator Maryan: “Halbeegga Xasan Sheekh Wuxuu Noqday Dhulboob.”
Senator Maryan Faarax oo kamid ah golaha aqalka sare ayaa kalfadhigii maanta ka jeedisay khudbad ay uga hadashay xaaladda dalka iyadoo dhalliilo u jeedisay...
Muxuu Shariif Ka Yiri Hubkii Lagu Furtay Caabudwaaq.
Madaxweynihii hore ee DFKMG Shariif Sheekh Axmad ayaa soo saaray qoraal uu kaga hadlayo hubkii DF looga furtay agagaarka Caabudwaaq.
Shariif iyo Xisbigiisa Himilo Qaran...
Sheekh Cismaan Xidig oo Ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho.
Sheekh Cismaan Xidig oo kamid ah culimada suufiyada gaar ahaan Axmadiyada ayaa saacado kahor ku geeriyooday magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaalida.
Geerida Sheekha waxaa xaqiijiyay...
Golaha Wasiirada oo Soo Saaray Qaraar Mamnuucaya Ka Ganacsiga Hubka.
Golaha Wasiirada ee DF ayaa habeenkii xalay kulan aan caadi ahayn ku yeeshay xaruntooda Muqdisho iyagoo soo saaray laba xeer oo kala duwan.
Goluhu wuxuu...