Daawo Fariin ka Socota Maxbuuskii Shanaad oo ka Mid ah Maxaabiistii lagu Qabtay Dagaalkii...
Muuq-baahiyaha Al-kataa’ib ayaa biihiyay maxbuuskii Shanaad oo kamida maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii ka dhacay degmada Towfiiq (Masaajid Cali Gaduud) ee gobalka Sh-dhexe.
Askarigaan oo lagu...
Dowlada Xasan Sheekh Oo 90% Shidaalka Soomaaliya Ku Wareejisay Dowlada Turkiga.
Dowlada Turkiga ayaa qaadanaysa 90% shidaalka iyo Gaaska Soomaaliya sida ku cad heshiiskii dhax maray Xukuumadaha Ankara iyo Xasan Sheekh.
Heshiiskan oo aqoonyahanada Soomaaliyeed ee...
Ciidamada Alqaacida Oo Weerar Culus Ka Fuliyay Dalka Burkiina Faaso.
Jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin ee taabacsan urur waynaha Alqaacida oo weerar culus ka fuliyay dalka Burkiina Faaso.
Inta la xaqiijiyay weerarka waxaa lagu dilay...
Qarax Lala Beegsaday Ciidamada DF oo ka Dhacay Gudaha Magaalada Moqdisho.
Guutada qaraxyada ee xarakada Al-Shabaab oo qarax la beegsaday, askar dowladda Fedaraalka Soomaaliya.
Ciidamada la qarxiyay ayaa ku sugnaa xafada Caymiska ee degmada Yaaqshiid ee...
Askarta Dowlada Federaalka Soomaaliya Oo Dad Shacab ah Gaari Jiirsiiyay.
Ciidamada dowladda fedaraalka Soomaaliya ayaa waxa ay maanta gaari BG ah jiirsiiyeen dad rayid ah oo ku sugnaa deegaanka Cali Ganeey oo katirsan gobalka...
Ciidamada Dowlada Federaalka oo Lagu Qarxiyay Magaalada Moqdisho.
Guutada qaraxyada ee xarakada mujaahidiinta Al-Shabaab waxay qarax la beegsadeen, askar katirsan Dowladda Fedaraalka Soomaaliya.
Ciidamada la qarxiyay ayaa ku sugnaa xaafadda Siisii ee degmada...
Al-kataa’ib oo Baahisay Fariin ka Socota Maxbuuskii Afaraad oo ka Mid ah Maxaabiistii lagu...
Maxbuus horleh oo katirsan ciidamada Dowladda Federaalka ayaa kasoo muuqday muuqaal cusub, isagoo diraya fariin ku socota Ciidamada Dowladda Federaalka.
Maxbuuskaan ayaa lagu magacaabaa C/raxiin...
DARAASAD MARAYKAN AH: Kumanaanka askari ee DF Somaliya uma babac dhigi karaan koox yar...
Waxa loogu yeero Institute for the Study of War oo ah machad diiradda saara dagaallada iyo arrimaha ammaanka xaruntiisuna tahay Washington D.C, ayaa warbixin...
Qaar Kamid ah Qabaa’ilka Soomaaliyeed oo Xarakada Alshabaab ku Wareejiyay Xoolo Nool.
Xilli uu socdo loolan culus oo u dhexeeya xarakada Alshabaab iyo ciidamada shisheeye oo garab ka helaaya dowlada federaalka Soomaaliya ayaa waxaa dhankooda dagaalka...
Ciidamada Shisheeye ee Uganda oo Lagu Weeraray Deegaan Kamid ah Shabeelada Hoose.
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ka howlgala gobolka Shabeelada Hoose oo weerar ka fuliyay deegaan kamid ah gobolkaas.
Militeriga xarakada Alshabaab ayaa weerar ku qaaday,...