DEG DEG: Ciidamada Dowlada Federaalka oo Isaga Firxaday Deegaano Muhiim ah oo Katirsan Gobolka...
Ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya ayaa isaga firxaday deegaano dhowr ah oo katirsan gobolka Shabeelada Dhexe.
Deegaanada ee isaga bexeen ciidamada huwanta ah waxaa kamid ah...
Al-kataa’ib oo Baahisay Fariin ka Socota Maxbuuskii Saddaxaad oo ka Mid ah Maxaabiistii lagu...
Mu'assasada Al-kataa’ib garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa goor sii horaysay oo maanta ah sii daysay Qaybta 03aad Farriimo ay soo direen qaar...
Ganacsato Caan ah Oo Lagu Dilay Gobolka Mudug.
Wararka ka imaanaya degaanka Bur-Salaax oo dhaca galbeedka Gobalka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in rag dableey ah oo hubeysan ayaa dil ka gaysteen...
Taliyaha Boliska ee Magaalada Baraawe Oo Lagu Dhaawacay Gudaha Baraawe
Gutada Waraaqaha ee Xogta Alshabaab ayaa weerar qarax maanta ka dhacay xarunta degmada Baraawe ee gobolka Sh-hoose.
Qaraxa ayaa lala beegsaday masuul maamulka Koonfur-galbeed.
Qaraxa ayaa...
Qaraxyo Xooggan oo ay Sababeen Duqaymo ay Gaysteen Diyaaradaha Maraykanka oo ka Dhacay Magaalada...
Diyaaradaha Mareykanka ayaa xalay fiidkii duqaymo cusub ku garaacay caasimadda dalka Yemen ee Sancaa saacado un kaddib markii ay weerarro xooggan oo kuwan lamid...
DAAWO: Farriin ka Timid Maxbuuskii Labaad oo ka Mid ah Maxaabiistii lagu Qabtay Dagaalkii...
Al-kataa'ib ayaa baahisay Qaybta 02aad Farriimo ay soo direen qaar kamid ah maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii Towfiiq .
Halkaan ka daawo fariinta maxbuuska oo taabanayso...
Weerar Lagu Qaaday Saldhig ku Yaalla Duleedka Muqdisho.
Ciidamada mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa xalay weeraro ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho.
Weerarka ayaa lala xiriiriyay ciidamada ka tirsan kuwa deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho.
Khasaaro...
Prof Maxamed Xaaji Ingiriis Oo Xasan Sheekh Ugu Baaqay In Uu Is-casilo.
Maxamed Xaaji Ingiriis oo kamid ah dadka wax ka qora siyaasadda Soomaaliya aayaa bartiisa X ku faafiyay faallo ku aadan jabka dowladda federaalka Soomaaliya...
Taliska Millatariga ee Xarakada Al-Shabaab oo warsaxaafadeed kasoo saaray Madaafiicdii lagu garaacay Xarunta sirdoonka...
Warsaxaafadeed ka soo baxay ciidamada xarakada Al-Shabaab ayaa loga hadlay weerar madafiic ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho.
Madaafiicda ayaa lagu garaacay xarunta sirdoonka...
DEG-DEG: Daawo Malatariga Al-Shabaab oo la Wareegay Deegaanka Yasooman ee Gobalka Hiiraan. [SAWIRRO]
Mu'assasada Al-kataa'ib garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa goor-dhow baahisay inka badan 10 sawir oo lagu soo bandhigaya Ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo la...